(Sawirro) Madaxweyne Geelle oo qaabilay Qoor-qoor & wafdigii uu horkacayey

Madaxweynaha Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin iskaashiga dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, ganacsiga iyo amniga. Madaxweynaha Galmudug waxaa ku wehliyay shirkaan wasiirada Amniga, arrimaha … Continue reading (Sawirro) Madaxweyne Geelle oo qaabilay Qoor-qoor & wafdigii uu horkacayey